Musharax Madaxweyne Maxamed Cismaan Cali Maad oo Garoowe lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Musharax  Madaxweyne Maxamed Cismaan Cali Maad oo Garoowe lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Musharax Madaxweyne Eng :Maxamed Cismaan Cali Maad ayaa maanta waxaa  lagu soo dhaweeyay  magaalada Garoowe  ee caasimada dowladda Puntland .
Musharaxa oo goob fagaare ah kula hadlay dadweynihii ku soo dhaweeyay  magaalada ayaa waxa uu u sheegay  in hadii uu xilka ku guulaysto uu soo celin doono gobolada maqan ee Sool iyo Sanaag .
Dhegayso.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com