Nabadoonada gobolka Nugaal oo ka shiray khilaafka madaxda sare ee Puntland (dhegayso)

Nabadoonada gobolka Nugaal oo ka shiray khilaafka madaxda sare ee Puntland (dhegayso)

Nabadoonada Puntland ee gobolka Nugaal oo maanta shir isugu yimaadeen magaalada Garoowe  ee caasimada Puntland  ayaa waxa ay shirkooda uga hadleen  khilaafka madaxda sare ee Puntland soo kala dhexgalay  ,kaddib markii dhawaan ay  soo kala magcaabeen Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa  laba Guddi oo ka shaqyn doona xallinta khilaafaadka iyo Anasixinta golaha wakiilada Puntland .

wariyaha Daljir ee Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warbixintan ka diyaariyay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com