Xubin iska casishay Guddigii uu soo magacaabay  Camey  (dhegayso)

HomeWararka

Xubin iska casishay Guddigii uu soo magacaabay Camey (dhegayso)

Iyadoo uu cirka isku shareeray khilaafkii ka dhashay magacaabistii Guddiga Ansixinta Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, kuna qayb sameen Musharaxiin

Alshabaab oo Saraakiil Duqayn Looga Diley iyo Magacyada Ragga la Dilay
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo ka warbixiyeey safaro uu sanaag ku marayo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Iyadoo uu cirka isku shareeray khilaafkii ka dhashay magacaabistii Guddiga Ansixinta Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, kuna qayb sameen Musharaxiinta  utaagan doorashada Puntland  2019, ayaa waxaa maanta iscasilay xubin ka mid ah Guddigiii uu soo magacaabay madaxweyne kuxigeenka Puntland Injiner C/xaaji Cumar Camey .

Axmed Aadan Carab  oo kamid ahaa xubnihii Camey uu magacaabay oo maanta lahadlay Warbaahinta  ayaa faah faahin ka bixiyay sababta uu xubinimada isga casilay.

Waa markii ugu horaysay ee Puntland khilaaf noocan oo kale ah uu soo kala dhex galo madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa .

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: