Alshabaab oo Saraakiil Duqayn Looga Diley iyo Magacyada Ragga la Dilay

HomeWararka

Alshabaab oo Saraakiil Duqayn Looga Diley iyo Magacyada Ragga la Dilay

Sarkaal ka tirsanaa Al Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha hoose, sida masuuliyiin

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Safiirka Imaaraadka?
Axmed Madoobe “Dowladda Soomaaliya balan ayay iga baxday”
Guddiga doorashooyinka Qaranka doorashooyinka oo soo saaray jadwalka doorashada

Sarkaal ka tirsanaa Al Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha hoose, sida masuuliyiin ay xaqiijiyeen.

Gudoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka Degmada Baraawe Bashiir Maxamed Yuusuf, ayaa wuxuu sheegay Sarkaalka duqeynta lala beegsaday inuu madax ka ahaa Saraakiisha Shabaab ee Buuraha Galgala ka dagaalanta.

Magaca Sarkaalkaan ayaa waxaa lagu soo koobay Dheereeye, waxaana lala dilay afar nin oo ilaalo u aheyd, duqeynta ayaa waxaa fuliyay diyaarad daroon (drone) ah, waxaana ay dhacday shalay galab sida masuuliyiinta Maamulka Degmada Baraawe ay sheegeen.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: