Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac: “Madaxweynuhu waa in uu talada wax ka siiya Madaxweyne Kuxigeenka iyo Ra’iisul Barlamaanka” (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac: “Madaxweynuhu waa in uu talada wax ka siiya Madaxweyne Kuxigeenka iyo Ra’iisul Barlamaanka” (dhegayso)

Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac ayaan waxa aan ka waraysanay waxa dhaliyey in madaxdii Puntland ay kala magacaabaan laba guddi oo iskhilaafsan. Muuse waxa uu sharraxayaa sida la rabay in nidaamka dowliga ah ee Puntland uu u shaqeeyo iyo waliba waxa ka imaan kara khilaafka Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c064e430a010003d7c8d7d7/Aqonyahan+Muse+Cali+jaamac_guddiyada_Gaas-vs-camey_3+Dec+%2718.mp3

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
(Daawo) Qudbadii uu ka jeediyay Garoowe madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare
Xasan sheekh oo ka digay in la faragaliyo shirka Madaxda dowlad gobaleedyada

Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac ayaan waxa aan ka waraysanay waxa dhaliyey in madaxdii Puntland ay kala magacaabaan laba guddi oo iskhilaafsan. Muuse waxa uu sharraxayaa sida la rabay in nidaamka dowliga ah ee Puntland uu u shaqeeyo iyo waliba waxa ka imaan kara khilaafka Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: