(Daawo) Qudbadii uu ka jeediyay Garoowe madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare

(Daawo) Qudbadii uu ka jeediyay  Garoowe madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare

Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare oo magaalada Garoowe lagu soo dhaweyay ayaa sheegay in isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeele ay dareemayaan farxad iyo soo dhawayn wanaagsan .

Waxa ay dowladda Puntland iyo shacabkaba uga mahad celiyeen sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com