Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo Cabudwaaq garoon ciyaareed ka dhagax dhigay (dhegayso)

HomeWararka

Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo Cabudwaaq garoon ciyaareed ka dhagax dhigay (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadda Caabudwaaq ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhagax dhigayaya Garoonka kubada cagta oo laga hirgalinayo Caabudwaaq. Munaasabadda dhagax dhiga waxaa ku sugnaa Qaar kamid ah waxgaradka Cabudwaaq iyo Masuuliyin ka tirsan Galmudug. Warbixintan Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Cabudwaaq kasoo diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c02aad9020100f8f2dd4357/Warbixin+Masuuliyiin+ka+tirsan+maamulka+degmadda+Caabudwaaq+ayaa+ka+qeyb+galay+munaasabad+lagu+dhagax+dhigayaya+Garoonka+kubada+cagta+oo+laga+hirgalinayo+Caabudwaaq.mp3

Guddiga xalinta khilaafaadka oo go’aan ka gaaray kursiga uu kusoo baxay Mahdi Guuleed
Axmed Karaash oo Gaeoowe kusoo xiray shir looga hadlaayay hor-umarinta mashaariicda degmooyinka Puntland (Sawiro)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadda Caabudwaaq ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhagax dhigayaya Garoonka kubada cagta oo laga hirgalinayo Caabudwaaq.

Munaasabadda dhagax dhiga waxaa ku sugnaa Qaar kamid ah waxgaradka Cabudwaaq iyo Masuuliyin ka tirsan Galmudug.

Warbixintan Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Cabudwaaq kasoo diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: