Axmed Karaash oo Gaeoowe kusoo xiray shir looga hadlaayay hor-umarinta mashaariicda degmooyinka Puntland (Sawiro)

HomeWararka

Axmed Karaash oo Gaeoowe kusoo xiray shir looga hadlaayay hor-umarinta mashaariicda degmooyinka Puntland (Sawiro)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir usoo xiray Guddoomi

Guddiga hirgalinta doorashooyinka Heer Federaal oo Maamulada Goboleedyada ka dalbaday bilaabida doorashada Golaha Shacabka
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maanhadal & Maanta iyo Abuukar Arman: Shirka London Muxuu Yahay, Muxuu se kaga Duwanyahay Kuwii Hore?

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir usoo xiray Guddoomiye yaasha degmooyinka iyo Gobolada Puntland ee ay ka socdaan mashaariicda horumarin ee JPLG.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa bogaadiyey mashaariicda horumarin ee ka socda degmooyinka, wuxuuna faray masuuliyiinta sii dardargelinta horumarka, xoojinta wada-shaqeynta Degmooyinka iyo Gobolada iyo dhaqangelinta sharciga cusub ee Dowladdaha hoose ee Law-7 si uu hirgalo qorshaha Maamul daadejinta.

Shirkan oo maalmo socday waxaa ka qeybgalay Maayarada degmooyinka, Isu-duweyaasha, Guddoomiyeyaasha Gobolada Puntland ee ay ka socdaan mashaariicda horumarin ee JPLG, Machadka Dowladdaha Hoose ee Puntland, Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo Shirka soo diyaarisay iyo Wasaaraddaha kala shaqeeya mashaariicda horumarin ee degmooyinka.

Sawirro.



COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: