Dhalinyaro is abaabulay oo ka hortagaya Musuqa xiliga doorashooyinka (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyaro is abaabulay oo ka hortagaya Musuqa xiliga doorashooyinka (dhegayso)

Dhalinyaro aqonyahano ah oo iskood isu abaabulay ayaa ku dhawaqay uru ka hortagata musuqa xiliga doirashioyinka Puntland iyaga oo sheegay in ay u dhab

Hordhaca Wareysiga Xildhibaan Dhaashane: Dhaqaalihiisa, xisbiyada & doorashooyinka!
Ra’iisul Wasaare Khayre oo si Heer sare ah loogu soo dhaweeyay deegaanka Huurshe iyo Magaalada Xeraale
Kulammo xal loogu raadinayo khilaafka Madaxweyne Deni iyo mucaaradka oo bilaabanaya

Dhalinyaro aqonyahano ah oo iskood isu abaabulay ayaa ku dhawaqay uru ka hortagata musuqa xiliga doirashioyinka Puntland iyaga oo sheegay in ay u dhaba-gelayan doorashooyinka barlamanka iyo madaxweynaha

Gudoomiyaha urukaas is xilqaamay ee (Anti Corruptions for Election Puntland) Jabarti Cabdishakuur Xaji Mire ayan ugu horeyn weydinay xili uu waraysi sinayeey daljir waxa ku dhaliyey iyo xiliga ay bilaabeen arrintan ku saabsan ka hortaga musuq maasuqa xiliga doorashooyinka Puntland.

Halkan kadaawo muqaalka oo nasoo booqa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: