Dhalinyaro is abaabulay oo ka hortagaya Musuqa xiliga doorashooyinka (dhegayso)

Dhalinyaro is abaabulay oo ka hortagaya Musuqa xiliga doorashooyinka (dhegayso)

Dhalinyaro aqonyahano ah oo iskood isu abaabulay ayaa ku dhawaqay uru ka hortagata musuqa xiliga doirashioyinka Puntland iyaga oo sheegay in ay u dhaba-gelayan doorashooyinka barlamanka iyo madaxweynaha

Gudoomiyaha urukaas is xilqaamay ee (Anti Corruptions for Election Puntland) Jabarti Cabdishakuur Xaji Mire ayan ugu horeyn weydinay xili uu waraysi sinayeey daljir waxa ku dhaliyey iyo xiliga ay bilaabeen arrintan ku saabsan ka hortaga musuq maasuqa xiliga doorashooyinka Puntland.

Halkan kadaawo muqaalka oo nasoo booqa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com