Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku daahfuray bandhiga carwada ganacsiga Jubaland (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku daahfuray bandhiga carwada ganacsiga Jubaland (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka jubaland Axmed Madoobe ayaa maanta Kismaayo ku daah furay Bandiga Carwada ganacsiga Jubaland,kadib shir ka furmay magaaladda Kismaayo ,waxaana kaso qayb galay masuuliyiin Ganacsato. Axmed madoobe oo khudbad kajeediyeey daahfurka Carwada ayaa ka hadlay Ganacsiga iyo hormarka degaanadda Jubbaland iyo doorka Ganacsatadda. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bffbd0e0a0100cfaec84ff0/axmed+madoobe+.mp3

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Waqdii Qaadka Boosaaso oo Burburini Ku Socoto (dhegayso)
Howlgalka la dagaalanka maandooriyaha iyo anshax xumada oo si xoogan uga socda Muqdisho.

Madaxweynaha Maamulka jubaland Axmed Madoobe ayaa maanta Kismaayo ku daah furay Bandiga Carwada ganacsiga Jubaland,kadib shir ka furmay magaaladda Kismaayo ,waxaana kaso qayb galay masuuliyiin Ganacsato.

Axmed madoobe oo khudbad kajeediyeey daahfurka Carwada ayaa ka hadlay Ganacsiga iyo hormarka degaanadda Jubbaland iyo doorka Ganacsatadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: