Alshabaab iyo Ciidamada dowladda oo gobalka Hiraan ku dagaalamay (dhegayso)

HomeWararka

Alshabaab iyo Ciidamada dowladda oo gobalka Hiraan ku dagaalamay (dhegayso)

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay qaadeen howlgalkan kadhanka ah Al-shabaab oo maamula deegaano hoosyimaada gobolka Hiiraan,iyado dagaalkaas war

Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo gaaray Gaalkacyo
Saaka & Dunida iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Xiliga ay ku dhawaaqi doonto Maxkamadda Cadaaladda Adduunka xukunka dacwadda Badda oo la shaaciyay

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay qaadeen howlgalkan kadhanka ah Al-shabaab oo maamula deegaano hoosyimaada gobolka Hiiraan,iyado dagaalkaas warar dheraad ah ay kaso baxayaan.

Taliyaha qaybta 27 aad ee gobolka Hiiraan Jenaraal Maxamed Axmed Taredisho ayaa warbaahinta u faahfaahiyay khasaarihii ka dhashay dagaalka , waxaan uu sheegay in ciidamada dowladda ay Al-shabaab ka furteen hub iyo saanad milatari.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: