Xiliga ay ku dhawaaqi doonto Maxkamadda Cadaaladda Adduunka xukunka dacwadda Badda oo la shaaciyay

Xiliga ay ku dhawaaqi doonto Maxkamadda Cadaaladda Adduunka xukunka dacwadda Badda oo la shaaciyay

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa xukunka dacwaddii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya soo saari doonto 12ka Oktober, 2021 sida uu sheegay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar.
Alxamdulillaah,
Waxaa farxad ii ah in aan Ummadda Soomaaliyeed la wadaago in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ay xukunka dacwaddii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya soo saari doonto 12ka Oktober, 2021.
#XukunCaddaaladkuDhisan
Sidaasi waxaa bartiisa ksuoo qoray Mahdi Guuleed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com