Midowga Afrika oo qiimaynaya ammaanka Soomaaliya

HomeWararka

Midowga Afrika oo qiimaynaya ammaanka Soomaaliya

Wafdi kasocda Midowga Afrika oo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la filayaa inay qiimeeyaan ammaanka iyo horumarka Soomaaliya. Wafddigan oo shalay ga

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Kajawaabaya Taleefanada Gurmadka (Daawo)
Raysal Wasaare Khayre oo kula kulmay Davos madaxda Canada iyo Rwanda

Wafdi kasocda Midowga Afrika oo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la filayaa inay qiimeeyaan ammaanka iyo horumarka Soomaaliya.

Wafddigan oo shalay gaaray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa sheegay inay qiimaynayaan horumarka laga gaaray dhanka ammaanka iyo horumarka Soomaaliya.

Waxaa ay la kulmi doonaan madaxda AMISOM iyo UNSOM ee Soomaaliya jooga.

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa hesha taageerada ugu balaaran ee Beesha Caalamka oo maalgaliya AMISOM, haddana wali waxaa jirta caqabado dhanka ammaanka ah iyo weeraro ka yimaada Al-shabaab oo lala beegsado goobaha bulshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: