Wasaaradda Haweenka oo daahfurtay ololaha kahortagga tacadiyada kadhanka ah jinsiga (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda Haweenka oo daahfurtay ololaha kahortagga tacadiyada kadhanka ah jinsiga (dhegayso)

Ololaha ka hortagga tacadiga ka dhanka ah jinsiga ayaa ah mid looga soo horjeedo in la dhibaateeyo Haweenka iyo Carruurta islmarkaana Bulshada laga wa

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay xaaladda ka taagan Laascaanood
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Daadad saameeyay dadkii kasoo barakacay abaaraha Soomaaliya ee duleedka magaalada Baydhabo

Ololaha ka hortagga tacadiga ka dhanka ah jinsiga ayaa ah mid looga soo horjeedo in la dhibaateeyo Haweenka iyo Carruurta islmarkaana Bulshada laga wacyi galiyo sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen cirib tirka tacdiyada loo geysto xaquuqda Carruurta iyo Haweenka.

Waxaa munaasabada Furitankeeda kasoo qeyb galay Wasiirka Haweenka Puntland Maryama Axmed Cali , Wasiirka waxbarashada Puntland , Hay’addaha caalamiga ah, kuwa maxaliga ah iyo ururada bulshada rayidka ee Puntland .

Warbixintaan waxaa ka diyaariyay Axmed Sheekeeye oo Daljir Garoowe ku sugan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: