Muuse Biixi:“ Socdaalkayaga Sool Waa Nabad iyo Midnimo” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Muuse Biixi:“ Socdaalkayaga Sool Waa Nabad iyo Midnimo” (dhegayso)

Muuse Biixi Madaxweyanaha maamulka somaliland ayaa maanta gaaray jiida horre ee tukara oo ay ku suganyihiin Ciidamadda somaliland ee dagaalka kula jir

Kenya oo soo bandhigtay sawirka sarkaal ka tirsan Shabaab oo loo haystay in uu ku jiray gacanta sirdoonka DFS
ISMAIL OMAR GUELLEH FALTERS IN PUBLIC AND HEALTH ISSUES DOMINATE PUBLIC DISCUSSIONS
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland: “Dalka waa lagu soo duulay ee ha la ogaado!”

Muuse Biixi Madaxweyanaha maamulka somaliland ayaa maanta gaaray jiida horre ee tukara oo ay ku suganyihiin Ciidamadda somaliland ee dagaalka kula jira kuwa Puntland.

Bixi ayaa inta uusan tagin Tukaraq waxaa lagu qabtay magaaladda Laascanood banaanbax looga soo horjeedo socdaalka uu ku marayo qaybo kamid ah gobalka sool.

wuxuu khudbad u jeediyeey ciidamadda jiida tukaraq isagoo ka hadlay arrimo baddan oo ay kamidyihiin xaaladda gobalka sool,dagaalka ay kula jiraan Ciidamadda Puntland.

isago hadlayeey ayuu yiri ” Socdaalkayaga maanta wuxuu yahay Nabad iyo midnimo ,waxaynu maanta u bahaanahay nabad,haduu aynu hareereheena iyo dalaalka jaarka ah waxaa kadhacaya waxaan rabnaa in nabad lagu wadda nolaado” ayuu yiri isaggo la hadlayeey shacabka laascanood.

dhinaca kale wuxuu ka hadlay dagaalka ay kula jiraan Puntland isago tilmaamay in aysan donayn dagaal balse loo bahanyahay wax walba in nabad lagu dhameeyo.

Socdaalka Biixi ee gobalka sool ayaa kusoo beegmaya xili maanta Madaxweyne Gaas uu dib ugu soo laabtay Garoowe isago kaga qayb galay Garacad Furitaanka dhismaha dekadda Garacad.

Madaxweyne Gaas kama uusan hadlin safarka Madaxweynaha Somaliland ee ku marayo degaano ay sheegato Puntland oo gobalka sool ka tirsan.

Tukaraq waxaa isku horfadhiya Ciidamadda Maamuladda Puntland iyo Somaliland,waxaana laga cabsi qabaa socdaalka Biixi inuu sababo dagaal dhexmara Ciidamadda is horfadhiya ee labadda dhinac.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: