Wasiir Beyle: “Waxaa la igu haystaa Mashruuc ii fuli mana ogolaan doono”

HomeWararka

Wasiir Beyle: “Waxaa la igu haystaa Mashruuc ii fuli mana ogolaan doono”

Wasiirka  wasaarada maaliyadda ee dowladda Soomaaliya mudane  C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta hortagay golaha baarlamaanka,  ayaa waxaa wax laga wey

Iiraan oo sheegtay shaqaalaha markabka inay badqabaan,waxaana UK uga digtay xiisadda inay sii kordhin
WACAL DAREY AH: Guddiga Gacan Libaax oo beeniyey in saraakiil iyo askar toona aysan ka soo bixin Gacan Libaax
Garoowe | Xubinta Sicirka & Suuqa | Sowda Beella

Wasiirka  wasaarada maaliyadda ee dowladda Soomaaliya mudane  C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta hortagay golaha baarlamaanka,  ayaa waxaa wax laga weydiiyay eedeynta guddiga maaliyadda  ee Baarlamaanka oo la xiriirta musuq maasuqa iyo wax isdaba marin lagu sameeyay canshuurtii dalka .

Wasiir C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in marnaba uusan aqbali dooni ku takri falka hantida qaranka, taas badalkeedana  waxa uu sheegay Wasiirka Beyle in uu ilaalin doono hantida umada Soomaaliyeed .

Wasiirka wuxuu sheegay in isaga lagu heysto fulinta mashruuc uu sheegay in loola yimid, sidaasi daraadeedna uusan aqbaleyn fulinta mashruucaasi, walow uusan sheegin waxa mashruuca uu yahay.

Kulanka Baarlamaanka ayaa wali socda ,waxaana la filayaa in Xildhibaanad ay isweydaarsadaan maanta doodo aad ukulul .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: