Caaqil Xuseen Xasan,, Dib udhaca Puntland ee 20kasano waxaa usabab ah Musuq maasuqa ”

Caaqil Xuseen Xasan oo kamid ah cuqaasha ku nool degmada Burtinle ee gobolka Nugaal , naguna soo booqday maanta radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay  musuq maasuqa baahsan ee ka dhex jira Hay,adaha dowladda ee maamulka Puntland ,khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, iyo shirka kismaayo ka socda oo ay ka qayb galeen Qaramada midoobay iyo Urur goboleedka IGAD.

Dhegayso.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com