Kismaayo: Gabar Ayeeyadeed sun ku Dishay (Sawiro)

HomeWararka

Kismaayo: Gabar Ayeeyadeed sun ku Dishay (Sawiro)

Naciimo Bashiir oo 15 jir ah  kuna nool deegaanka Goobweyn ee gobolka jubada hoose, ayaa sun ku dishay Ayeeyadeed Hooyo oo ay guriga ku wada noolaayee

Madaxweynaha DFS oo oo khadka Taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha Suudaan maxay kawada hadleen?
SAHANKA DALJIR & DDS: walwaal ilaa qalocan (Q4aad)
Baahiyaha caafimaad ee Puntland iyo adeegga Hargeysa iyo Muqdisho (dhegayso)

Naciimo Bashiir oo 15 jir ah  kuna nool deegaanka Goobweyn ee gobolka jubada hoose, ayaa sun ku dishay Ayeeyadeed Hooyo oo ay guriga ku wada noolaayeen .

Gabadhan ayaa lasheegay in sababta ay u sumaysay Ayeeyadeed ay ahayd in markasta ay ku qaylin jirtay ,waxayna go,aansatay in ay soo iibsato sunta Beeraha ,dabadeedna ay cashada ugu dartay.

Ciidamada amniga ee mamaulka Jubaland ayaa soo qabtay gabadhan , waxaa meedka Ayeeyadeed loo soo qaaday magaalada Kismaayo.

Dadka deegaanka ayaa arintan aad uga carooday .

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: