Bosaaso oo lagu dilay xisaabiyaha shirkad ganacsi

HomeWararka

Bosaaso oo lagu dilay xisaabiyaha shirkad ganacsi

Kooxo hubaysan ayaa suuqa wayn ee Bosaso ku dilay xisaabiyaha shirkadda ganacsiga guud ee Saabir ee deegaamada Puntland. Dilka ayaa waxaa la sheega

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kasoo horjeesatay hadalkii Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka
Madasha Xisbiyadda Qaran oo soo dhaweyeey hadalki RW khayre
Siyaasi Cali Maxamed Geeddi oo sheegay inuu ku dhawaaqi doono Xisbi mucaarad ah

Kooxo hubaysan ayaa suuqa wayn ee Bosaso ku dilay xisaabiyaha shirkadda ganacsiga guud ee Saabir ee deegaamada Puntland.

Dilka ayaa waxaa la sheegay inay gaysteen rag bastoolad ku hubaysan oo baxsaday.

Marxuumka geeriyooday ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Cali Nuur Dalaqo, laba qof ayaa sidoo kalle ku dhaawacmay oo la socday marxuumka.

Lama oga sababaha dilka iyo jihadii gaysatay, balse booliska gobolka Bari oo aan la xiriirnay waa uu ka gaabsaday.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: