HomeUncategorized

Shirkii Bari & Sanaag oo lasoo afmeeray & warmurtiyeed kasoo baxay (Dhegayso)

Boosaaso 11-Nov-2013, Shir shalay ka furmay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ay yeesheen waxgarad & siyaasiyiin kasoo jeedda goboladda Bari & Sanaag ayaa maanta lasoo afmeeray.

DHEGEYSO-WR Cumar iyo Madaxweyne Gaas oo garoonka kulan kuyeeshay.
Maamulka degmada Luuq oo billaabay qorshayaal lagu xoojinayo amniga
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Boosaaso 11-Nov-2013, Shir shalay ka furmay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ?oo ay yeesheen waxgarad & siyaasiyiin kasoo jeedda goboladda Bari & Sanaag ayaa maanta lasoo afmeeray.

Shirkan oo looga hadlayey aayaha goboladaasi & doorashada Puntland kujirto ?ayaa laga soo saaray qodobo dhawr ah oo ku aadan doorashooyinka & midnimadda Puntland
?
Yuusuf X Siciid oo akhiryey qodobada shirka laga soo saaray ayaa sheegay in shirweynuhu isku raacay.
?
1 ?In la magacaabo Gudi daba gasha hawlaha shirku u socdo oo joogto ah
?
2 ?Iyagoo tixgelinaya wakhtiga & danta la leeyahay in Isimadu deg deg isugu yimaadaan, tagaana gogoshii Qardho.
3 In laga daba tago walaalaha Sool iyo Cayn lalana Xaajooddo.
?
4, In Puntland aan doorasho ka dhici karin hadaan la helin qodobada kor ku xusan.
?
5 ?Shirku wuxuu aduunka la socodsiinayaa inay ku baaqayaan badbaadinta Puntland.
?
6 Dhamaan Bulsho weynta Puntland & maamilka waxaanu ka rabnaa in nabada la adkeeyo.
?
7-sadex & toban xubnood baanu u garanay in gudiga dabagalka go’aamada shirka ?ayaanu u magacawnay , 9 xubnood Bari ayaanu siinay 4 na waxaan siinay 4 xubnood.
?
Ugu danbayna shirka dadkii kasoo qaybgalay ayaa bogaadiyey qodobadii kasoo baxay shirkii maanta iyagoo sheegay inay rajeynayaa inuu dhaqan galo shirka go’aanka kasoo baxay.
?

?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: