Somaliland oo Macalimiin mushaar u qortay

HomeWararka

Somaliland oo Macalimiin mushaar u qortay

Somaliland ayaa mushaar u qortay 954 macalin oo wax ka dhiga dugsiyada Somaliland, kuwaasi oo muddo sanado ah si lacag la'aan ku shaqaynayay. Guddo

Turkey iyo Israel oo dib usoo celinaya xiriirkooda diblomaasi
Kaluumaystada gobalka Bari oo banaanbax Boosaaso ka dhigay (Daawo)
Faysal Cali Waraabe ” Waxaan ka shaqaynayaa in m/wayne Farmaajo xilka laga qaado” (dhegayso)

Somaliland ayaa mushaar u qortay 954 macalin oo wax ka dhiga dugsiyada Somaliland, kuwaasi oo muddo sanado ah si lacag la’aan ku shaqaynayay.

Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle  ayaa sheegay macalimiintan inay ka mid noqonayaan macalimiinta mushaarka ka qaata dowladda ee loo soo mariyo wasaaradda waxbarashada.

Somaliland ayaa waxaa ku yaala dugsiyo dowladda ay bixiso qarajkooda, kuwaasi oo bilaash wax loogu baro da’ yarta Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: