Somaliland oo Macalimiin mushaar u qortay

Somaliland oo Macalimiin mushaar u qortay

Somaliland ayaa mushaar u qortay 954 macalin oo wax ka dhiga dugsiyada Somaliland, kuwaasi oo muddo sanado ah si lacag la’aan ku shaqaynayay.

Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle  ayaa sheegay macalimiintan inay ka mid noqonayaan macalimiinta mushaarka ka qaata dowladda ee loo soo mariyo wasaaradda waxbarashada.

Somaliland ayaa waxaa ku yaala dugsiyo dowladda ay bixiso qarajkooda, kuwaasi oo bilaash wax loogu baro da’ yarta Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com