Al-Shabaab oo xubno katirsanaa kooxdooda dilay

HomeWararka

Al-Shabaab oo xubno katirsanaa kooxdooda dilay

Al-shabaab ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaamada Saakow, Jilib , Buula Fuulaay iyo Kuunya Barrow oo katiran gobolada Jubooyinka hoose iyo dhexe ayaa

Saxafiyiin Aqoon-kororsi loogu soo xiray Garoowe
MAANHADAL: Puntland 20 Sano Kabacdi ma Gaartay Hadafkii loo Ddhisay? (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Al-shabaab ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaamada Saakow, Jilib , Buula Fuulaay iyo Kuunya Barrow oo katiran gobolada Jubooyinka hoose iyo dhexe ayaa lagu xirxiray inka badan boqol katirsan kooxda, iyadoona lagu dilay howlgalka Abuu Anas Al-masri oo u dhashay Masar.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay warbaahinta VOA-da inay doonayeen xubnahan inay ku biiraan kooxda Daacish.

Majirto war rasmi ah oo kasoo baxay Al-shabaab, balse Daacish ayaa horay xubnaheeda waxaa ay uga goosteen Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0