Al-Shabaab oo xubno katirsanaa kooxdooda dilay

Al-shabaab ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaamada Saakow, Jilib , Buula Fuulaay iyo Kuunya Barrow oo katiran gobolada Jubooyinka hoose iyo dhexe ayaa lagu xirxiray inka badan boqol katirsan kooxda, iyadoona lagu dilay howlgalka Abuu Anas Al-masri oo u dhashay Masar.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay warbaahinta VOA-da inay doonayeen xubnahan inay ku biiraan kooxda Daacish.

Majirto war rasmi ah oo kasoo baxay Al-shabaab, balse Daacish ayaa horay xubnaheeda waxaa ay uga goosteen Al-shabaab.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com