Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliyihii ciidamada Xasilinta Garoowe

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliyihii ciidamada Xasilinta Garoowe

Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas  ayaa waxa uu magacaabay Taliyaha ciidamada xasilinta ee caasimada Puntland ee Garoowe . Madaxweyne

Guddiga doorashooyinka Puntland oo Garoowe kulan ku yeeshay
Wabiga Shabeele oo markale ku fatahay xaafado ka tirsan Baladweyne
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas  ayaa waxa uu magacaabay Taliyaha ciidamada xasilinta ee caasimada Puntland ee Garoowe .

Madaxweyne Gaas ayaa xilkan umagacaabay G/sare Cabdixamiid Maxamed Dirir oo sidoo kale ah taliyaha ciidanka PSF ee gobolka Nugaal.

Xilkan ayaa horay waxaa u hayay Gen Muxiyadiin Axmed Aw Muuse oo haatan ah Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Puntland.

Waa taliyihii labaad oo uu madaxweyne Gaas uu umagacaabo ciidamadan xasilinta ee Garoowe .

Wareegtada Madaxweynaha ayaa ku taariikhaysneed 11 bishan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: