HomeUncategorized

Jiriiflayaal saamayn ku yeeshay howlihii shaqo ee kalluumaysata xeebaha Laasoqray (Dhegeyso)

Laasqoray, October 28, 2013 - Kalluumaysatada xeebaha degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa ka gaabsaday howlihii kalluumaysi ee ay badda ka wadeen, kadib markii doonyo iyo maraakiib kuwa Jiriifka ah ay xaaluf.

Madaxweynaha Soomaliya oo ka Qeyb-galey xafladda Caleema saarka Al-Bashiir
Warsaxaafadeed: R/Wasaare Gaas oo dalka dib ugu soo laabtay.
Dhagayso Barnaamijka Xulashada Daljir Arbaco 26 – Oct – 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso

Laasqoray, October 28, 2013 – Kalluumaysatada xeebaha degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa ka gaabsaday howlihii kalluumaysi ee ay badda ka wadeen, kadib markii doonyo iyo maraakiib kuwa Jiriifka ah ay xaaluf ba?an ka bilaabeen deegaanka.

Cabdi Axmed oo Kalluumaysatada Laasoqray ku jira ayaa idaacada Daljir u sheegay in doonyaha shisheeye ee Jiriifka wadda ay bilaabaaneen in ay soo dhowaadaan iyagoo mararka qaar dhibaato u geysanaya Kalluumaysada deegaanka.

Qaar ka mid ah xirfadlayda badda ka shaqaysta ee Laasqoray, ?hadda waxay joojiyeen in ay badda u xoogsi tagaan cabsi jirta, iyo kalluunkii ay jilaaban jireen oo isna yaraaday darteed.

Xeebaha laasqoray ayaa jirifiika la qabba deegaanada kale ee gobollada Sanaag iyo Bari oo ay iyagana ay joogaan Maraakiib iyo doonyo laga leeyahay dalalka Iiran iyo Yeman

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Dhegeyso: Aamina ladan oo daljir ka tirsan ayaa waraysatay Cabdi Axmed oo Kalluumaysatada ku jira

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: