Gudoomoyaha Gobolka Sool Puntland: ”Soomaaliland waxay rabtaa in ay carqaladayso nabadda laga wado Dhumey” (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomoyaha Gobolka Sool Puntland: ”Soomaaliland waxay rabtaa in ay carqaladayso nabadda laga wado Dhumey” (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Abuurkar  Cabdi Geele ayaa shegay in maal mahan magaalada Laas-caanood ay ku soo qul qulayeen xubno ka tirsanaa m

Ra’iisul Wasaaraha Australia oo La Ogaadey Inuu Leeyahay Dhalashada New Zealand
Waxgaradka Gaalkacyo oo taageeray Madasha runta iyo Cadaaladda (dhegayso)
Xeerkii Matalaada Gobolka Banaadir oo la ansixiyeey

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Abuurkar  Cabdi Geele ayaa shegay in maal mahan magaalada Laas-caanood ay ku soo qul qulayeen xubno ka tirsanaa mamaulka Soomaaliland   oo uu hogaaminayay  Wasiirka arimaha gudaha ee maamulkaasi Maxamed Kaahin.

Waxa uu shegay Gudoomiyaha in wafdigan ay Laas-caano u yimaadeen sidii ay ucar qaladeen lahaayeen Nabada laga dhex wado Beelihii dhawaan ku dagaalamay   deegaanka Dhumey ee gobolka Sool .

Waxa uu sheegay in Nabadeenta dadkii ku dagaalamay deegaanka Dhumey ay utaalo xalinteeda Isimada dhaqanka ee Puntland iyo dowladda .

Dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: