Waxgaradka Gaalkacyo oo taageeray Madasha runta iyo Cadaaladda (dhegayso)

Waxgaradka Gaalkacyo oo taageeray Madasha runta iyo Cadaaladda (dhegayso)

Qaar kamid ah waxgaradka Magaladda Galkacyo ayaa shegay in ay Hirgalinayaan Gollaha runta iyo cadaaladda oo ay ku midanysanyihiin qaybo badanoo kamid ah bulshada Puntland.

waxgaradka oo Radio Daljir la hadlay ayaa shegay in ay bulshadu mudantahay in ay xiligaan u istaagan sidii wax uga qaban lahayeen Cadaaladda daradda baahsan ee kajirta Puntland.

Nabadoonadda Daljir la hadlay waxaa kamid ah Nabadoon Cabdicasis Yuusuf Xaarin,Nabadoon Cabdulaahi Faarah Maxamed iyo Maxamuud Jaamac Jabriil.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com