Wacaal daray ah: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho wararka ay ka helayso idaacada Daljir waxa ay sheegayaan in goor dhawayd  uu ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari nooca raaxada ah Hotel Muna oo ku yaalada degmada Xamar weyne.

Qaraxan ayaa la sheegay in uu ahaa mid lagu xirag gaariga goobta ku qarxay.

Wararka ayaa sheegaya in ay jiraan dhimasho iyo dhaawacba oo uu sababay qaraxn ,kaas oo uu ka soo gaaray dadkii ku jiray Hotelka iyo qaarkale oo wadada maraayay.

Majirto cid sheegatay ilaa iyo haatan qaraxan , balse qaraxyada noocan oo kale ah ayaa waxaa looga bartay in ay sheegtaan kooxda Al-shabaab.

Ciidamada dowladda ayaa durba goobta soo gaaray.

Daljir kala soco faahfaahinta wacaalkan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com