Gudoomoyaha Gobolka Sool Puntland: ”Soomaaliland waxay rabtaa in ay carqaladayso nabadda laga wado Dhumey” (dhegayso)

Gudoomoyaha Gobolka Sool Puntland: ”Soomaaliland waxay rabtaa in ay carqaladayso nabadda laga wado Dhumey” (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Abuurkar  Cabdi Geele ayaa shegay in maal mahan magaalada Laas-caanood ay ku soo qul qulayeen xubno ka tirsanaa mamaulka Soomaaliland   oo uu hogaaminayay  Wasiirka arimaha gudaha ee maamulkaasi Maxamed Kaahin.

Waxa uu shegay Gudoomiyaha in wafdigan ay Laas-caano u yimaadeen sidii ay ucar qaladeen lahaayeen Nabada laga dhex wado Beelihii dhawaan ku dagaalamay   deegaanka Dhumey ee gobolka Sool .

Waxa uu sheegay in Nabadeenta dadkii ku dagaalamay deegaanka Dhumey ay utaalo xalinteeda Isimada dhaqanka ee Puntland iyo dowladda .

Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com