Xildhibaano federaalka ah oo ka hadlay dad shacab ah oo Ciidamada AMISOM dileen (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaano federaalka ah oo ka hadlay dad shacab ah oo Ciidamada AMISOM dileen (dhegayso)

Xili shalay Magaaladda Muqdisho Ciidamadda AMISOM ay ku dileen dad shacab ah waxaa maanta si kulul uga hadlay una cambareyeey xildhibaano ka tirsan Ba

Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo Baydhabo ku sugan
MAANHADAL : Baaxada dhibaatada Soomaliland ka geystay laascaanood
Soomaaliland,”Dowladda Federalka ah Waxay Siyaasadaysay Gurmadka Abaaraha” (DHEGAYSO)

Xili shalay Magaaladda Muqdisho Ciidamadda AMISOM ay ku dileen dad shacab ah waxaa maanta si kulul uga hadlay una cambareyeey xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somaaliya.

Xildhibaanadan oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin in shacabka somaliyeed maalin walba Ciidamo Ajaanib ah ay si gardarro ah u dilaaan.

Waxaa Warbaahinta la hadlay maanta Xildhibaanada kala ah Mahad Salaad,Ubax Tahliil iyo Maxamuud Beene Beene ayaa siwadajir ah waxa ay u sheegeen in AMISOM dalka aysan u imaan in ay xaqiijiso amniga balse asyan u imaan in dadka rayidka ah ay disho,hayeeshee ay ka baxday qorshihii loo keenay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: