Xildhibaano federaalka ah oo ka hadlay dad shacab ah oo Ciidamada AMISOM dileen (dhegayso)

Xili shalay Magaaladda Muqdisho Ciidamadda AMISOM ay ku dileen dad shacab ah waxaa maanta si kulul uga hadlay una cambareyeey xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somaaliya.

Xildhibaanadan oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin in shacabka somaliyeed maalin walba Ciidamo Ajaanib ah ay si gardarro ah u dilaaan.

Waxaa Warbaahinta la hadlay maanta Xildhibaanada kala ah Mahad Salaad,Ubax Tahliil iyo Maxamuud Beene Beene ayaa siwadajir ah waxa ay u sheegeen in AMISOM dalka aysan u imaan in ay xaqiijiso amniga balse asyan u imaan in dadka rayidka ah ay disho,hayeeshee ay ka baxday qorshihii loo keenay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com