Taliyaha Ciidanka Difaaca Puntland oo dagaal deg deg ah ku hanjabay (Daawo)

Taliyaha Ciidanka Difaaca Puntland oo dagaal deg deg ah ku hanjabay (Daawo)

Taliyaha guud ee ciidamada Darwaashta Puntland C/shukri Cabdilaahi oo xilkii kala wareegay Taliyihii hore ee ciidamada Daraawshta Puntland Siciid Dheere ,ayaa sheegay in ay ciidamada u diyaar garoobaan dagaal lagu soo celinayo dhulka maqan laguna midaynayo shacabka Puntland isla markaana ay haysto somaliland.

Dhinaca kale Taliyuhu Waxa uu sheegay in ciidamada ay heli doonaan xuquuqda ka maqan,isla markaana aysan jiri doniin ciidamo la gadooda mushaar la’aan hadda wixii ka dambeeya.

Hoos kadaawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com