HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 17 Oct -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Musharax Cali X Warsame oo kusoo biiray dadka u ordaya tartanka Madaxtooyadda Puntland, Golaha Wasiiradda Dawlada Federalka Soomaaliya oo isku raacay barnaamijka adeega aasaasiga ah ee caafimaadka, Xiisado u dhexeeya maamulka Jubba & Ururka Ahlsuna oo ka taagan gobolka Geddo, Wafti Isugu jira Xildhibaano & qaar kamid ah maamulayaasha degmooyin kamid ah Galgaduud oo galabta lagu soo dhoweeyey magaalada Caabudwaaq, Muranka maamulka Hawada Soomaaliya oo meel xun maraya,

DHEGEYSO-Gudoonka barlamaanka oo dalbaday in xukuumadda lasoo dhiso.
(Dhagayso) Kulamo lagaga hadlayo u gar-gaaridda dadkii ay saameeyeen daadadkii Wabiga Shabeele oo Moqdisho ka socda.
Hawgallo amni oo lagu qabtay dad laga shakiyey oo laga fuiyey caasimada Puntland ee Garowe.

Musharax Cali X Warsame ?oo kusoo biiray dadka u ordaya tartanka Madaxtooyadda Puntland, Golaha Wasiiradda Dawlada Federalka Soomaaliya oo isku raacay barnaamijka adeega aasaasiga ah ee caafimaadka, Xiisado u dhexeeya maamulka Jubba & Ururka Ahlsuna oo ka taagan gobolka Geddo, Wafti Isugu jira Xildhibaano & qaar kamid ah maamulayaasha degmooyin kamid ah Galgaduud oo galabta lagu soo dhoweeyey magaalada Caabudwaaq, Muranka maamulka Hawada Soomaaliya ?oo meel xun maraya,?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: