DHEGEYSO-Gudoonka barlamaanka oo dalbaday in xukuumadda lasoo dhiso.

Muqdisho, Mar 19 2017-Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in Ra’isal Wasaaraha ay ka dalbadeen in si deg deg ah uu ku soo dhiso Xukuumada.

Waxa uu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka ay aadi lahaayeen degaan doorashooyinkooda si ay ugu qeyb qaataan Howlaha gurmadka balse ay u xayiran yihiin ansixinta Xukuumada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com