Dowladda hoose ee degmada Garoowe oo howlgal bur burin ah ka samaysay Suuqa Inji  (dhegayso )

HomeWararka

Dowladda hoose ee degmada Garoowe oo howlgal bur burin ah ka samaysay Suuqa Inji (dhegayso )

Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa maanta waxa ay  howlgal bur burin ah ay ka samaysay  Suuqa inji ee bartamaha magaalada . Maamulka  degmada G

Ilkacase Qays oo Sharaxaya Ujeedada Heesta Igu Sawir (daawo)
Degmada Haroorays, Gobolka Faafan, Dawladda Deegaanka Soomaalida | Waxsoosaaraka & Bilicda Degmada (sawirro)
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 44aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa maanta waxa ay  howlgal bur burin ah ay ka samaysay  Suuqa inji ee bartamaha magaalada .

Maamulka  degmada Garoowe ayaa sheegay in ay baneeyeen wadooyin xirnaa oo suuqan dhexmari jiray, kuwaas oo  ay ganacsi yar yar ku haystay ganacsatada garab raratada ah .

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Garoowe oo Warbaahinta kulahadlay goobt ay bur burinta ka socotay ayaa sheegay in arintan ay qayb ka tahay soo celinta bilicda magaalada .

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: