Dowladda hoose ee degmada Garoowe oo howlgal bur burin ah ka samaysay Suuqa Inji (dhegayso )

Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa maanta waxa ay  howlgal bur burin ah ay ka samaysay  Suuqa inji ee bartamaha magaalada .

Maamulka  degmada Garoowe ayaa sheegay in ay baneeyeen wadooyin xirnaa oo suuqan dhexmari jiray, kuwaas oo  ay ganacsi yar yar ku haystay ganacsatada garab raratada ah .

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Garoowe oo Warbaahinta kulahadlay goobt ay bur burinta ka socotay ayaa sheegay in arintan ay qayb ka tahay soo celinta bilicda magaalada .

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com