Ilkacase Qays oo Sharaxaya Ujeedada Heesta Igu Sawir (daawo)

Ilkacase Qays oo Sharaxaya Ujeedada Heesta Igu Sawir (daawo)

Fanaanka ku dheereeya heesaha raabka ah ee Ilka-case Qays ayaa faahfaahin ka bixiyey heesta lagu magacaabo igu sawir oo todobaaddadii ugu dambeeyey hal hays u noqotay bulshada isticmaasha baraha bulshada.

DAAWO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 10
  • kusoco axn wdani aa tahay

  • YACQUUB 9 months

    ASC

  • mahera Othman 2 years

    Fannaanka fannaaniinta soomaaliyeed

  • mahera Othman 2 years

    fannaanka fannaaniinta Somaaliyeed

  • apdala 2 years

    ilkacaze taagere wyan Aan kuu any apo

  • Ninkan hees macno leh wa ka dhacan yhy waa mar uu qaado heesaha igu sawir iyo Ruuneey rux jecliya waxa raran

  • Brother Ilkacase runta noo sheeg oo waxaad tidhaa Waxa i haysa cadho ka kacday muxuu Madaxwaynuhu iila kulmi waayey oon iskugu sawri waayey kkkkkk adiga laftaadu isqabooji Hoo Biyaha aaaha

  • Mahamoud Huruuse
    Boowe Muxuu Kuu dhimay Aan kaa Celiyee

  • gafuurka weyn yaa kab kala dhaca bacawga