Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo Gaalkacyo gaaray

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo Gaalkacyo gaaray

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug siiba dhinaca Galmudug waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf

16 suspects detained following murder in Dhagaxbuur
Madaxweyne Farmaajo oo furay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 5-ta sano soo socota
Garyaqaanka guud ee dowladda” waa In maxkamadda sare aqbasho go’aankii guddiga FEIT ee hakinta kursigan HOP086″

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug siiba dhinaca Galmudug waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Axmed shaakir.

Ujeedka Xaaf iyo shaakir ee Gaalkcyo ayaa daaran la kulanka Ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobey Arrimaha somaaliya,kaas oo soo afjaraya Khilaafka Madaxda Galmudug iyo Dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: