Maamulka Jaamacadda Bariga Africa Qardho oo qalab Cafimaad lagu wareejiyeey (dhegayso/sawiro)

Maamulka Jaamacadda Bariga Africa Qardho oo qalab Cafimaad lagu wareejiyeey (dhegayso/sawiro)

Maamulka Jaamacadda Bariga Africca Faraca Qardho oo la wareegay qalab caafimaad oo ay ugu deeqeen Ururka Qardho Foundation oo ku midaysanyihiin Qurbajoog iyo Daljoog.

Qalabkan waxaa si gaar loogu talagalay ardada kuliyadda caafimaadka jaamacadda si Pratical ay ugu qaataan waana qalab baahi wayn ay u qabeen ardayda.

goobta Qalabkan lagu warejinayeey waxaa ka hadlay Maamulaha Jaamacada Bariga Africa Faraceeda qardho farax abdulahi gardan,isago ka mahadceliyeey qalabkan lagu warejiyeey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com