Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo Gaalkacyo gaaray

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo Gaalkacyo gaaray

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug siiba dhinaca Galmudug waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Axmed shaakir.

Ujeedka Xaaf iyo shaakir ee Gaalkcyo ayaa daaran la kulanka Ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobey Arrimaha somaaliya,kaas oo soo afjaraya Khilaafka Madaxda Galmudug iyo Dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com