Galmudug garabka Cadaado oo Gole cusub oo wasiiro magacaabay (Akhriso)

HomeWararka

Galmudug garabka Cadaado oo Gole cusub oo wasiiro magacaabay (Akhriso)

Maamulka Galmudug oo u kala qaybsan laba dhinac ayaa garabkiisa magaalada Cadaado waxaa uu magacaabay golle cusub oo wasiiro ah, sida lagu sheegay qor

Saaka & Dunida iyo cFataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Sheekh Shariif oo si weyn u tageeray go’aankii Midowga Africa
Garoowe: Gudiga xalinta Khilaafaadka oo shaaciyey xiliga lagu dhawaaqayo Baarlamaanka Cusub (dhegayso)

Maamulka Galmudug oo u kala qaybsan laba dhinac ayaa garabkiisa magaalada Cadaado waxaa uu magacaabay golle cusub oo wasiiro ah, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxwaynaha Galmudug garabka Cadaado Axmed Baasto.

Golahan wasiirada ayaa ka kooban 11 xubnood.

Khilaafka Galmudug ayaa ka dhashay khilaafka dowladda faderaalka iyo maamul goboleedyada oo markiisii hore ka bilowday xiisadda Khaliijka ee Qatar iyo Isbahaysiga Sacuudiga uu hogaaminayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: