Galmudug garabka Cadaado oo Gole cusub oo wasiiro magacaabay (Akhriso)

Galmudug garabka Cadaado oo Gole cusub oo wasiiro magacaabay (Akhriso)

Maamulka Galmudug oo u kala qaybsan laba dhinac ayaa garabkiisa magaalada Cadaado waxaa uu magacaabay golle cusub oo wasiiro ah, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxwaynaha Galmudug garabka Cadaado Axmed Baasto.

Golahan wasiirada ayaa ka kooban 11 xubnood.

Khilaafka Galmudug ayaa ka dhashay khilaafka dowladda faderaalka iyo maamul goboleedyada oo markiisii hore ka bilowday xiisadda Khaliijka ee Qatar iyo Isbahaysiga Sacuudiga uu hogaaminayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com