Caaqil Maxamuud Maxamed Cabdi  oo Buuhoodle lagu caleemo saaray (dhegayso)

HomeWararka

Caaqil Maxamuud Maxamed Cabdi oo Buuhoodle lagu caleemo saaray (dhegayso)

Munaasibad siweyn loo soo agaasimey laguna caleemasaarayey Caaqil Maxamuud Maxamed Cabdi oo kusoo biiray Madax dhaqameedka gobolka Cayn ayaa lagu qabtay deegaanka Sool-joogto oo 25 KM dhanka waqooyi ka xiga magaalada Buuhoodle. Wariyaha Daljir ee Buuhoodle Khadar Cawl ayaa ka qaybgalay munaasibadan ,oo warbixintan ka diyaariyay. Dhegayso.   http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bdadcb3020100f2afd8b242/Warbixin+Caaqil+cusub+oo+lagu+caleemasaaray+Buuhoodle.mp3 Sawiro.

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Musharax Madaxweyne Maxamed Cismaan Cali Maad oo Garoowe lagu soo dhaweeyay (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Munaasibad siweyn loo soo agaasimey laguna caleemasaarayey Caaqil Maxamuud Maxamed Cabdi oo kusoo biiray Madax dhaqameedka gobolka Cayn ayaa lagu qabtay deegaanka Sool-joogto oo 25 KM dhanka waqooyi ka xiga magaalada Buuhoodle.
Wariyaha Daljir ee Buuhoodle Khadar Cawl ayaa ka qaybgalay munaasibadan ,oo warbixintan ka diyaariyay.
Dhegayso.

 

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: