28 jir mudo sadax sano xanuunka Sonkarta  ula jiifa degmada Caabudwaaq oo caawinaad dalbaday ( dhegayso )

HomeWararka

28 jir mudo sadax sano xanuunka Sonkarta ula jiifa degmada Caabudwaaq oo caawinaad dalbaday ( dhegayso )

Cabdiwali Ibraahi Jaamaca oo ah wiil dhalinyaro ah oo da,disa lagu sheegay 28 sano jir  ayaa waxa uu mudo  sadax sano ah uu la jiifay xanunka Sonkorta

Golaha Amaanka Qaramada midoobey oo ka hadlay xaaladda Laascanood
Puntland: “Waxaan soo jeedinaynaa in shirka DFS iyo DG uu ka dhaco garoonka Muqdisho”
Dhalinyaro Afduub loogu haystay Garoowe oo Xoriyadooda helay (dhegayso)

Cabdiwali Ibraahi Jaamaca oo ah wiil dhalinyaro ah oo da,disa lagu sheegay 28 sano jir  ayaa waxa uu mudo  sadax sano ah uu la jiifay xanunka Sonkorta , degmada Caabudwaaq .

Qoyska uu ka soo jeedo ayaa ah qoys danyar ah oo aan awoodin in xaaladiisa caafimaad ay la tacaalaan .

Hooyada dhashay Cabdiwali ayaa sheegtay in wiilkeda mudo sadax sano sariirta uusan ka soo kicin saxaradana ooga qaado .

Umada muslimiinta oo kunool dalka gudihiisa iyo dibadiisa ayay ka cosatay in ay soo caawiyaan.

Hadaba wariyaha Daljir ee Caabudwaaq Ayaanle C/laahi Jaamac ayaa warbixintan ka diyaariyay .

Sawiro.

Kala xiriir Hooyadiis Qamaasho Tel: 00252615954305 Ama 00252615217028

Account: AMAL BANK 10120319687

Account SALAM BANK 30805133

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: