HomeUncategorized

Baahin: Axad, 6- Oct 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo

Ra'isal Wasaare Saacid oo kawaramay waxqabadka Xukuumadiisa oo sanad jirsatey, Soomaaliya oo ka maybe gashay shirka Duulimaadyada caalamka, Wafti Puntland ah oo kusugan wadamada Scandinavian ka, Puntland & Galmudug oo Galkacyo wada hadal uga socdo, Mashruuc kor loogu qaadayo aqoonta gabdhaha oo maanta la bilawday magaalada Garowe, Cudurka Qaaxada & sida Puntland ula tacaasho.

Qaramada Midoobay oo ka Hadashay Dooni lagu Afduubtay X.Somalia
Hay?ada Yes oo aqoon iswaydaarsi socday 3 maalmood kusoo gabagabaysay magaalada Garowe.
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo ku baaqay in dib u dejin loo sameeyo dad rayad ah oo ka barakacay agagaarka madaarka Adam Cadde, Muqdisho.

Ra’isal Wasaare Saacid oo kawaramay waxqabadka Xukuumadiisa oo sanad jirsatey, Soomaaliya oo ka maybe gashay shirka Duulimaadyada caalamka, Wafti Puntland ah oo kusugan wadamada Scandinavian ka, Puntland & Galmudug oo Galkacyo wada hadal uga socdo, Mashruuc kor loogu qaadayo aqoonta gabdhaha oo maanta la bilawday magaalada Garowe, Cudurka Qaaxada & sida Puntland ula tacaasho.?/resources/files/C%2BD_Geddi_Glk_Oct-06-2013.%20%282%29.mp3

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: