Shacabka Gaalkacyo oo lagu baaqay inay hormarka Magaaladda ka qayb noqdaan (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Gaalkacyo oo lagu baaqay inay hormarka Magaaladda ka qayb noqdaan (dhegayso)

Qaar kamid ah Aqoonyahanadda iyo waxgaradka Gaalkacyo oo maanta booqday Xarunta Daljir ee Gaalkcyo ayaa ka hadlay dhismaha Laamiyadda ee kasocda Gudah

Sare-u-kac ku yimid qiimaha rootiga ee magaalada Garoowe iyo shacabka oo cabanaya (dhegayso )
Diyaarad Qaade Dagaal USS George H.W. Bush oo Dekedda Haayfa, Israaiil ku soo Xirtay
Shirkii ay ku baaqeen Maamulada Puntland & Jubbaland oo baaqday

Qaar kamid ah Aqoonyahanadda iyo waxgaradka Gaalkacyo oo maanta booqday Xarunta Daljir ee Gaalkcyo ayaa ka hadlay dhismaha Laamiyadda ee kasocda Gudaha magaaladda Gaalkcyo,gaar ahaan wadada wadnaha.

Waxay ugu baaqeen inay shacabka gaalkcyo qayb weeyn ka qaataan dhismaha jidaadka ay yeelanayo gaalkcyo ee waliba dhexmarra Gudaha magaaladda.

Qaar kamid ah Jidaadka Magaaladda ayaa burbursan waxayna shacabka ugu baaqen inay ka fa’iidaystaan Qalab la keenay Magaaladda kuwaas oo lagu dhisayo qaar kamid ah Laamiyadda Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: