Barakacayaasha Bosaaso oo loo sameeyay shaqo abuur (dhegayso)

HomeWararka

Barakacayaasha Bosaaso oo loo sameeyay shaqo abuur (dhegayso)

Barakacayaasha ku nool kaamka Ajuuraab ee dhanka Bari ee  magaalada Bosaaso ayaa waxa ay bilaabeen in ay qalajiyaaan kaluunka si ay uga soo saartaan n

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ku dhawaaqday Waqtiga la qaadayo Imtixaan Sanadeedka 2017/18.
Waxgaradka Gobalka Galgaduud oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni (dhegayso|daawo)
Barakacayaasha ku nool kaamka Ajuuraab ee dhanka Bari ee  magaalada Bosaaso ayaa waxa ay bilaabeen in ay qalajiyaaan kaluunka si ay uga soo saartaan nololmaalmeedkooda.
Dadkan ayaa marka ay kaluunkan soo dabtaan waxaa ka si iibsata Hay,ada  F.A.O.
Arintan ayaa ah  hanan  cusub oo ay barakacayaasha   ku dabarayaan nolol maal meedkooda .
Hadaba Binti Cumar Samatar waxa ay kamid tahay haweenka ka faa iidaysanaya mashrucan , waana gudoomiye kuxigeenka kaamka Ajuuraan , wariye Xasan Heykal ayay uwarantay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0