Duqayn ka dhacday Kamsuuma, Jubbada hoose

HomeWararka

Duqayn ka dhacday Kamsuuma, Jubbada hoose

Wararka laga helayo gobolka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in duqayn diyaaradeed ay ka dhacday deegaanka Kamsuuma, halkaasi oo la sheegay inay ku sugn

Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi oo Muqdisho lagu Aasay (Sawiro)
Munaasibada 1da Ogosto oo Caawa Garoowe ka dhacaysa iyo RW Kheyre oo ka qaybgalaya
Taliska Booliska degmadda Buraan oo Gacanta ku dhigay Qaad sharci darro ah (Daawo)

Wararka laga helayo gobolka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in duqayn diyaaradeed ay ka dhacday deegaanka Kamsuuma, halkaasi oo la sheegay inay ku sugnaayeen xubno katirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.

Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay duqayntan  in lagu dilay 11- dagaalame oo uu ku jiro masuul kooxda Al-shabaab ugu magacaaban gobolka Banaadir.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay Al-shabaab iyo ciidamada Mareykanka oo inta badan duqaymaha noocan oo kalle ah fuliya oo kusaabsan weerarka Kamsuuma.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: